Qaamuuska Af-Soomaaliga
Grande dizionario somalo monolingue
27,00 €
Qaamuuskan oo miririhiisu yahay hawl ay qabteen dad badan oo khubara ah wuxuu waxtar weyn u leeyahay daraasaadka ereyada af soomaaliga (Somali lexicography); waxuu kaloo muhim u yahay midaynta af soomaaliga (Somali standardazation), maadaama afkan waqti aan fogayn uun noqday af qoran (1972). Waxaa qaamuuska dhammaadkiisa lagu lifaaqay sifayn kooban oo ku saabsaan naxwaha af – soomaaliga, oo loogu talaggalay in uu waxtar u yeesho adeegsiga qaamuuska.
Questo dizionario, frutto del lavoro di numerosi esperti, è di grande utilità per lo studio della lessicografia somala; è inoltre importante per la standardizzazione della lingua somala, divenuta solo di recente lingua scritta (1972). Alla fine del dizionario è allegata una breve descrizione della grammatica somala, pensata per essere utile all'uso del dizionario.
Gli Autori
Annarita Puglielli, Maaddada cilmi-afeedka ayay bare sare ka ahayd Jaamacadda Roma 1 “La Sapienza”, kaddid waxay u soo wareegtay Jaamacadda Roma Tre oo markaas la aasaasay. Waxay xubin ka ahayd Guddigii Farsamada ee u qaabilsanaa qaybta luqadaha ee Jaamacaddii mmadda Soomaaliyeed intii u dhexaysey sanadihii 1977 ilaa 1990. Waxay ku guulaysatay in Jaamacadda Roma Tre manhajkeeda uu ka mid noqdo maado u gaar ah afka iyo suugaanta soomaaliyeed. Waxay isla jaamacaddaas gudaheeda ka hirgelisay dhismaha Xarunta Cilmibaaarista Soomaaliyeed (Centro Studi Somali) oo iyadu ay madax ka tahay. Waxay soo saartay qoraallo fara badan oo ku saabsan af-soomaaliga, waxay kaloo madax ka ahayd soo saaariddii laba qaamuus oo waaweyn oo af-soomaaliga ku saabsan oo kala ah: Qaamuus Somali-Talyani (1985) iyo Qaamuus Talyaani-Soomaali (1998).
Annarita Puglielli, ricercatrice di linguistica presso l’Università di Roma “La Sapienza”, si trasferì poi alla neonata Università di Roma Tre. Fu membro del Comitato Tecnico del Dipartimento di Linguistica della Somali National University dal 1977 al 1990. Ottenne l’inserimento di un insegnamento dedicato alla lingua e letteratura somala nel curriculum dell’Università di Roma Tre. Fu promotrice della fondazione del Centro Studi Somali all’interno della stessa università, di cui è direttrice. Ha pubblicato numerosi articoli sulla lingua somala ed è stata anche direttrice di due importanti dizionari di lingua somala: Qamuus Somali-Talyani (1985) e Qamuus Italian-Somali (1998).
Cabdalla C. Mansuur, Oo takhasuskiisu yahay cilmiga luqadaha iyo dhaqanka wuxuu bare sare ka ahaa Jaamacaddii Ummadda Soomaaliyeed muddadii u dhexaysey 1976-1990, gaar ahaan maaddada Kushitistigga ayuu ka dhigaayay kulliyaddii luqadaha.
Isla muddadaas wuxuu madax ka ahaa waaxdii af taliyaaniga, waaxdaasoo ardayda jaamacadda soo gasha oo idil lagu diyaarin jirey inta aysan kulliyadaha kala duwan u kala gudbin. Wixii ka dambeeyay 1990kii dalka talyaaniga ayuu u wareegey, halkaas ayuuna ka sii waday cilmibaaristii soomaaliyeed isagoo la shaqaynaaya aqoonyahannadii ay horay u wada hayeen hawshaas, ilaa haatanna sidii ayey u wada shaqeeyaan. Wuxuu xubin ka yahay Xarunta Cilmibaarista Soomaaliyeed. Jaamcadda Roma Tre. ayuu dhowr iyo toban sano ka ahaa bare sare oo dhiga luqadda carabiga. Wuxuu qoray qoraallo badan oo ku saabsan afka iyo dhaqanka soomaaliyeed.
Cabdalla C. Mansuur, specializzato in linguistica e cultura, è stato professore associato presso l’Università Nazionale Somala tra il 1976 e il 1990, insegnando in particolare Studi Cuscitici presso la Facoltà di Lingue.
In questo periodo, è stato a capo del dipartimento di lingua italiana, che preparava tutti gli studenti in arrivo prima del loro trasferimento alle diverse facoltà. Dopo il 1990, si è trasferito in Italia, dove ha continuato la sua ricerca sulla Somalia, collaborando con gli studiosi con cui aveva collaborato in precedenza e con cui continua a collaborare. È membro del Centro di Ricerca Somalo. È stato professore associato di arabo presso l’Università di Roma Tre per diversi decenni. Ha scritto numerosi articoli sulla lingua e la cultura somala.
Anno: 2012
Pagine: 947
Formato: 17 x 24 cm
Peso: 1.580 g
Colore: B/N
Copertina: Morbida
Legatura: Brossura
Lingua: Somalo
Tariffe per l’Italia
Il nostro servizio di spedizioni copre tutto il territorio italiano e gran parte dei paesi esteri. I volumi vengono stampati e recapitati mediamente in 5/6 giorni lavorativi per l’Italia.
Fino a 3 kg: €4.90
Fino a 10 kg: €14.00
Fino a 50 kg: €20.00
Fino a 100 kg: €40.00
Fino a 200 kg: €60.00
Tariffe per l’Estero
Per l’estero i tempi di consegna variano a seconda della destinazione.
Fino a kg 0,500: €12.00
Fino a kg 1: €16.00
Fino a kg 2: €20.00



